Muddo kororsiga uu rabo Madaxweyne Laftagareen oo si weyn looga hor yimid

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa qorsheenaya in muddo kororsi sameeyo, xilli maalmo un ka harsan yihiin muddo xileedkiisa rasmiga ah oo aheyd afar sanno. Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa hadda muddo kororsi ugu sameeyay madaxweynaha, hasa ahaatee waxaa kasoo horjeeda muddo kororsigaasi siyaasiyiinta Koonfur Galbeed qaarkood. Qaar kamid ah xildhibaanada heer … Continue reading Muddo kororsiga uu rabo Madaxweyne Laftagareen oo si weyn looga hor yimid